Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ka Haday Dilka Xildhibaan Ka Tirsanaa Maamulkaasi Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa ka hadalay dil maanta loo geystay xildhibaan ka tirsanaa maamulkaas, oo gari uu saarnaa lagala dagay kadibna la dilay. Guddoomiyaha… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhismaha Wadada Isku Xirto Magaalada Baladweyne iyo Jento Kundisho oo La Bilaabay Waxaa saaka si habsami leh u bilowday dhismaha wadada isku xirta Beledweyne ilaa jento kundisho taasi oo bur bur xoogan u geysteen fatahaadihii kusoo laalabtay sanadihii dambe magalada Mashruuca dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Hirshabeelle oo La Dilay Al-shabab ayaa maanta dil u geystay Xildhibaanka tirsan dowlad goboleedka Hir-shabeelle, kaas oo lagala degay gaari uu saarnaa oo marayey gobolka Shabeellaha dhexe. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Siyaad ayaa gaari ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya: Duulimaadyada Gudaha oo Si Rasmi Ah u Bilowday Duulimaadyada diyaaradaha ee gudaha dalka ayaa maanta si rasmi u furmay, sida uu Goobjoog News u xaqiijiyey mas’uul ka tirsan gedida diyaaradaha ee Aden Cadde International Airport. Dowladda federaalaka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Farxiya Xasan: Kursiga Aan Ku Fadhiyo Weli Badhaadhe Ayuu Yaal Ee joojiya Been-abuurka. Xildhibaan Farxiya Xasan Axmed oo ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee kasoo galay Jubbaland ayaa war saxaafadeed ay soo saartay iska fogeysay jiritaanka wararka sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Safarkii Nabadda Ku Soo Gabangabeeyey Guriceel Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” oo maalmahan socdaal ku marayey degmooyin iyo deegaanno dhaco gobolada Mudug iyo Galgaduug, ayaa sheegay in safakii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni Oo Isimada Mudug Kala Hadlay Dhismaha Dekadda Garacad Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo habeenimadii xalay ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug iyo guddiga dhismaha Dekadda Garacad oo Madaxweynaha warbixin ka siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Oo Shaacisay Wararkii Ugu Dambeeyey COVID-19 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 21 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Hadashay Hadal Ka Soo Yeeray Dowladda Shiinaha Somaliland ayaa si kulul uga hadashay hadal ka soo baxay dowladda Shiinaha, kaas oo loogu baaqay dowladda Twain in aysan xiriir la yeelan Somaliland, loona baahan yahay in ay dhowrto…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Sheekh Maxamuud “Isku Keenista Ciyaartooydii Hore Waxaa Iigu Dhiira geliyay In Badankooda La Ilooway” Sheekh Maxamuud Caddow oo in badan ku noolaa magaalada Toronto ee Wadanka Canada iyo qaar ka mid ah saaaxiibada ayaa bilaaway isku keenista laacibiintii horay ee Soomaaliya,iyagoo barnaamijyadan is dhaxgal…