Madaxweyne Farmaajo “Mashruuca Garoonka Stadium Muqdisho Waxaa Naga Taageeray Dowladda Norway Iyo Midawga Yurub” Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray 30-Juun 2020 garoonka Stadium Muqdisho,isagoo sheegay in aad ugu faraxsanahay dib u soo celinta iyo qurxda maanta ka muuqata garoonka Xulka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Putin oo Dartii Laa Badalayo Dastuurka, Siina Joogaya Ilaa 2030-ka Dib u eegis lagu sameeyey qodobbo dastuuri ah ayaa ka dhacday dalka Ruushka, codadka ilaa hadda la tiriyey 77.9% waxaa ay taageereen in wax laga badalo, sidaasi waxaa sheegay guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Lagu Daadiyey Adis Ababa iyo Xaaladda Guud Ciidamo Militari ah oo tiro badan ayaa lagu daadiyey saacadihii tagay gudaha caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa iyaga oo baaraya xaafadaha. Tani, waxaa ay ka dambeysay kadib markii ay dhaceen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Shiinaha Oo Soomaaliya Ugu Hambalyeeyey Xuska 60 Sano Guurada Xornimadeeda Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dhambaal hamalyo ah u soo diray dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda oo uu ugu hambaleeyey dabaaldegga xuska 60 guuradii ka soo wareegatay xornimada. Halkan Ka Aqriso…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Fartaag “Madaxweynaha Iyo kooxdiisa Iyaga Ayaa Isku Soo koobay Talada Dalka ” Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ka tirsan golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo kooxdiisa ay isku soo koobeen talada dalka. Halkan Ka Daawo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Xasan Yare “V illa Somalia Waxa Ay Casharada Ka Qaadataa Addis Abba ” Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil (Xasan Yare) oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in Madaxtooyda Soomaaliya ay casharada ka qaadato Addis Abba. Halkan Ka Daawo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame “ 60 sano Ka Dib In Madaxdeena Ay Ilaaliyaan Ciidamada Amisom Waa Wax Lagu Xumaado ” Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo munaasabada lagu waynaynay kowada luuliya iyo markii midoobeenay gobollada Waqooyi iyo koonfur ayaa khudbad dhinacyo badan ka jeediyay,wuxuuna ka hadlay arimaha doorashooyinka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga “ 60-Sano Ka Dib Halkee U Socotaa Soomaaliya ” Waxaa Sharaxaad Ka bixinaya DR.Xasan Sheekh Cali Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo bare jaamacadaha dalka ayaa sharaxaad dheeri ah ka bixiyay 60-Sano ka dib halka ay u socotaa Soomaaliya,isagoo Muqdisho kaga qeyb galay munaasabada kowada luuliyo. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Prof.Maxamed Doob “Dowlada Waa In Ay Waqtigeeda Ku Qabataa Doorashada ” Prof.Maxamed Doob oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliya ayaa madaxda Dowladda kula dardaarmay in doorashooyinka dalka ka dhacay horaanta 2021 waqtigeeda laga qabto. Halka Ka Daawo Prof.Maxamed Khudbad Uu Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diini Maxamed Diini “Fahamka Dowladnimada laga haysato aad ayuu u liitaa ” Diini Maxamed oo ah guddoomiyihii ururada bulshada rayidka ayaa sheegay in fahamka Dowladnimada la haysato uu aad u liitaa siyaasiinta iyo aqoonyahanada laga rabo in laga shaqeeyo horomarka dalka. Halkan…