60 Sano Kadib, Akhriso Sooyaalka Xoriyadda Sheeko:Dalka Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 60 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo… 7 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Baarlamaanka Galmudug iyo Hirshabeelle? Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle, oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa kala sixiixday heshiis ay wada gaareen labada dhinac, Qoraal ka soo baxay guddoonka Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed…