Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Sheeko:Baarlamaanka Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku shirayo xarunta Villa Hargeysa ee magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana shir guddoominaya guddoonka golaha shacabka. Ajandaha kulanka xildhibaannada ayaa waxaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartay Xaalada Soomaaliya Saaxiibada Soomaaliya* ee beesha caalamka waxay muujinayaan walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan soo kordhay, oo ay ku jirto arrintii ka dhacday Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Abuukar “ Yoonis Faarax Guul Iyo Horomar Ayaa U Rajaynaynaa” Yoonis Cabdirisaaq Faarax oo ka mid ah ciyaaryahanada Xulka Qaranka Soomaaliya sanadkii lasoo dhaafay 2019 ka mid ahaa xidigihii doorka wanaagsan ka qaatay guulaha Xulka ayaa la sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoghayaha KMG Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Xafiiska La Wareegay Xoghayihii Joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa maanta xilka ku wareejiyay xogahayaha cusub ee KMG ah Abdirisak Xuseen Aaden. Xogahayaha cusub ee KMG ah ee…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Wax Ka Ogow Isbadallada Siyaasadda Soomaaliya 48-dii Saac ee Ugu Dambeysay Tan iyo markii ay golaha shacabka kalsoonida kala laabteen ra’isul wasaare Xasan Kheyre iyo xukuumadiisa, waxaa isa soo taraya qeylaca beesha caalamka, Jaamacadda carabta, midowga Yurub iyo Mareykanka oo go’aankaas…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka oo War Cusub Ka Soo Saartay Soomaaliya Saaxiibada Soomaaliya* ee beesha caalamka waxay muujinayaan walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan soo kordhay, oo ay ku jirto arrintii ka dhacday Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka tacsiyeeyey geetida allah u naxariistee Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo ku geeriyooday Muqdisho. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Kulamo Kawada Gaalkacyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaaahi Deni ayaa magaalada Galkacyo waxaa uu ka waadaa kulamo looga hadlayo arrimaha aamniga magaalada iyo guud ahaan gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa xalaay la kulamay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Geeriyooday Allah u naxariistee waxaa magaala Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan maamul goboleedka Galmudug, kaas oo muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa isbitaalka Erdogan Ex Digfeer ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Waare Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaan ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo…