Day: August 1, 2020
-
amaanka
Madaxweyne Laftagareen oo Soo Gaaray Muqdisho
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo…
Read More » -
Banaadir
War-saxaafadeed: Ururka Qareennada Soomaaliyeed
Ururka Qareennada Soomaaliyeed oo waarsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay magacaabista xubnaha golaha adeegga Garsoorka uu yahay mid baalmarsan dastuurka dalka…
Read More » -
Banaadir
Sharci Ma Tahay Magacaabidda Golaha Adeegga Garsoorka Xilligan?
Waxaa muran sharciyadeed dhaliyay magacaabis ay sameeyeen Golaha Wasiirrada xukuumaddii ay Golaha Shacabka kalsoonida kala noqdeen. Soo jeedinta Golaha Adeegga…
Read More » -
Aqalka Sare
Xisbiga Wadajir “Golaha Adeegga Garsoorka Ay Magacabeen Xubno Ka Tirsan Xukuumaddii Dhacday Waa Tillaabo Kale Oo Muujinaysa In Lagu Tuntay Dastuurka Dalka”
Xisbiga Wadajir Warsaxaafadeed ka soo baxay ayaa lagu sheegay Magacaabista XubnahaGolaha adeega Garsoorka in uu yahay mid sharci darida ah…
Read More » -
Banaadir
Dabbaal Degga Maalinta Labaad Ee Ciidda oo Laga Dareemayo Dalka
Maanta oo ah maalinta labaad ee ciidul Adxaa waxaa si weyn looga ciidayaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka,waxaana magaalooyinka…
Read More » -
Ciyaaraha
Kulan Ciyaareed Loogu Baroordiiqayo Duqii Hore Muqdisho Marxuum Eng.Cabdiraxmaan Yariisow Ayaa Ka Dhacaya Muqdisho
Sanad ayaa iminka laga joogaa geeridii duqii hore caasimada Muqdisho ahaana guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir marxuum Cabdiraxmaan Cusmaan Eng.Yariisow waxaana…
Read More » -
amaanka
Baladweyne oo Duq Cusub Loo Magacaabay, Halka Xilka Laga Qaaday Midkii Hore
Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowlada hoose ee maamul goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu…
Read More » -
Baarlamaanka
Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Xubnaha Ku Matalayo Guddiga Farsamo Ee Doorashooyinka
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magacaabay Guddiga Farmada ee ka shaqeyn doona hanaanka doorashooyinka xubnaha uga…
Read More »