Xiriirka Kubbadda Cagta Jubbaland Oo Xafiis Qalabaysan Ku Wareejiyay Ciyaartoydii Hore Sheeko:Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland ayaa xafiis ugu furay magaaalda Kismaayo ciyaartooydii hore Gobolka Jubada hoose waxaana wareejinta xafiiskan ka soo qeyb galay in badan oo ka mid ahaa laacibiintio hore… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Shaaciyey Shirka Dhuusamareeb inuu Waqtigiisa Ku Qabsoomayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor ayaa safar shaqo ugu amba baxay wadanka Turkiga. Madaxweynaha oo safarkiisa ka hor shir jaraaid qabtay ayaa sheegay shirka magalaada Dhuuisamareeb uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Galmudug Oo Safarkii Ugu Horeeyay Ugu Ambabaxay Dalka Dibadiisa Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa safar shaqo ugu amba baxay maanta Dalka Turkiga Inta uusan dhoofin garoonka diyaaraddaha Aadan Cade, ayuu shir jaraa’id ku qabtay, kuna faaf-faahiyey arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Madaxweyne Farmaajo oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Drs Xaawo Cabdi Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuum Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashruuca Sanduuqa Horumarinta Caasimadda oo Ka Billowday Galmudug Maamulka Magaalada Dhusamareb, Ganasato, Aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah Ururada Bulshada ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Dhuusamareeb oo lagu daahfurayey mashruuca sanduuqa horumarinta ee caasimada galmudug. Furitaankii…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Guddoomiye Abshir oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe Guddomiyahe ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Abshir Maxamed Axmed ayaa ka tacsiyeeye geerida ku timid allah unaxariistee Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo saaka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Ka Tacsiyeysay Geerida Drs Xaawo Cabdi Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeysay geerida ku timid allah unaxariistee Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe, oo maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho, kadib xanuun ku soo booday habeenimadii xalay. War-saxaafadeed ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Abuuja oo Dambi Lagu Waayey, Lana Sii Daayey Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa goordhow waxaa ay sii deysay weriye Maxamed Abuuja oo ahaa tifaftiraha radio Hiigsi. Arrintan ayaa timid kadib markii maxkamad la soo taagay 3-dii bishan, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Kooban ee Dr. Xaawo Cabdi Waxaa maanta Muqdisho ku geeriyootey Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka tirsaneyd dhakhaatiirka ugu caansan Soomaaliya, isla markaana lagu bartay hawlaha banii’aadnimada. Xaawo Cabdi oo dhalatay 1947-kii, waxbarashada aasaasiga waa…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo Muqdisho Ku Geeriyootay Allah unaxariistee waxaa waxaa saaka waabarigii gudaha magaalada Muqdisho ku geeriyootay Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo kamid aheyd dhaqaariirta ugu caansanaa guud ahaan dalka. Allah u naxariistee marxuumad Drs Xaawo…