Day: August 15, 2020
-
Galmudug
Madaxweyne Waare oo Gaaray Dhuusamareeb
Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Waare kaas oo lagu wado inuu ka qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3. Waare…
Read More » -
Baarlamaanka
Madaxweyne Farmaajo oo Ku Biiray Dhuusamareeb 3
Waxaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo si ay uga…
Read More » -
Baarlamaanka
Madaxweyne Lafta-gareen oo Gaaray Dhuusamareeb
Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray ee xarunta Galmudug gaaray madaxweynaha koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen si uu uga qeybgalo shirka Dhuusamareeb…
Read More » -
amaanka
Farmaajo: Waxaan Golaha shacabka Ku soo celin Doonaa Heshiiska Aan La Gaarno Dowlad Goboleedyada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ooop la hadlayey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa u sheegay in wada hadliddu…
Read More » -
amaanka
Dhuusamareeb 3 oo Qaban-qaabadiisu Dhameystirantay, Akhriso Filashada
Wararka ay heleyso Goobjoog News ayaa sheegaya in haatan ay soo dhameystirantay qabanqaabada shirka Dhuusamareeb 3 iyada oo wufuudda heer…
Read More » -
Caafimaadka
wasiiru-dowle Ka Tirsan Puntland oo Geeriyooday
Waxaa saaka isbitaalka ku yaalla magaalada Garowe ku geeriyooday wasiiru dowlihii madaxtooyada maamulka Puntland Maxamed Xasan Ciise. Marxuumka ayaa muddooyinkii…
Read More » -
Ciyaaraha
Guddoomiye Cusmaan Carfaaye “Waxaan Xafiiska U Baneeyay Bahda Isboortiga Degmada Dherkenley”
Guddoomiyihii hore isboortiga Degmada Dharkenlay Cusmaan Carfaaye ayaa ka tagay shaqadii ku hayay demada, wuxuuna sababaha ugu weyn uu ugu…
Read More » -
Baarlamaanka
Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare?
Guddiga joogtada ah ee golaha aqlka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ku leh magaalada Muqdisho, Ajanadaha kulanka …
Read More » -
Baarlamaanka
Dib u Dhac Maanta Ku Yimid Furitaanka Shirka Dhuusamareeb3
Waxaa dib u dhacay shirkii shirkii Dhuusamareeb 3 oo lagu madlansanaa inuu maanta ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad…
Read More » -
Baarlamaanka
Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Golaha Shacabka Hortagaya
Golaha shacabka ee Baalmaanfederaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa kulan ku leeyhay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, Golaha ayaa lagu…
Read More »