Day: August 16, 2020
-
amaanka
Akhriso: Faahfaafinta Qaraxii Ka Dhacay Hotel Elite
Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax galinkii dambe ee maanta ka dhacay hotelka Elite ee ku yaalla agaarka xeebta…
Read More » -
amaanka
Afhayeenka Farmaajo oo Laaley Sharciyadda iyo Shaqada Aqalka Sare
Agaasimaha warbaahinta ee Villa Somalia Cabdinuur Maxamed ayaa qoraal uu goordhow soo dhigay bartiisa Faceboogga waxaa uu inkiray sharciyadda uu…
Read More » -
amaanka
Qarax Ka Dhacay Hotel Ku Yaalla Liido
Wararka ka imaanaya xeebta Xamar ayaa sheegaya in goordhow uu qarax ka dhacay halkaasi, kadibna laga maqlay rasaas dhinacyo badan…
Read More » -
amaanka
Akhriso Khudbadda Guddoomiyaha Aqalka sare: Madaxweynaha Waxaa uu si Layaab leh ugu Xadgudbay Dastuurka
Khudbaddan hoose waxaa goordhow golaha aqalka sare ka jeediyey guddoomiyaha golahaas Cabdi Xaashi, waxaa qoray Cabdicasis Gurbiye, Akhriso: Khudbadda Guddoomiyaha…
Read More » -
amaanka
Guddoomiya Aqalka Sare Oo sheegay In Madaxwayne Farmaajo Uu Ku Xad gudbay Dastuurka
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in Madaxwayne Farmaajo uu ku xad gudbay Daturka,kadib…
Read More » -
Aqalka Sare
Madaxwaynaha Puntland Oo Ka Soo Laabtay Safar Uu Jabuuti Ku Tagey.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhoweyto ka ambabaxay Jabuuti iyagoo kusii jeeda Caasimada Maamul Goboleedka…
Read More » -
Ciyaaraha
Tartan Kubbadda Cagta Ah Oo Loo Furay Kooxaha Magaalada Baladweyne
Tartan kubadda cagta ah oo aay ka qeyb galayaan 8-koox oo ka kala socda Afarta xaafad ee magaalada Beledweyne ayeey…
Read More » -
Banaadir
Maamulka Gobolka Banaadir oo Xarun Caafimaad Ka Hirgeliyey Degmada Kaxda
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xaruma cusub oo…
Read More » -
Baarlamaanka
Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dhuusamareeb 3
Magaalada Dhuusamareeb waxaa ay isu diyaarisay martigelinta shirweynaha Soomaaliya ee doorashada, waxaana hadda soo dhameystirmay dhammaan hawlihii qabanqaabada. Wufuudda caasimadda…
Read More » -
Banaadir
Musawac Lagu Hago Maraakiibta Kusoo Hiranaya Dekadda Muqdisho oo La Hirgeliyey
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xariga ka jaray Masawac laga hir geliyay magaalada Muqdisho oo loogu tala…
Read More »