Puntland oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb3
Sheeko:Arrimaha Amniga

Dowlad goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb 3 ee lagu madlansan yahay inuu ka qabsoomo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo hadda ku sugan yihiin madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamullada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed. iyo madaxweynaha martida loo yahay .
Qoraal ka koobnaa dhowr qodob ayaa lagu xusay arrimo dhowr ah oo loo baah yahay in laga heshiiyo, waxaana madaxdaxweynaha Farmaajo lagu eedeeyey inuu jabiyey Dastuurkadalka, iyadoo qoraal lagu ayiday hadalkii maanta uu jeediyey guddoomiyaha aqalka sare uu ku sheegay inaan la aqbali doonin in lagu tunto dastuurka .
Halkaan ka Akhriso.
Goobjoog News