Daawo:-Mowqifka Madasha Xisbiyada Qaran Ee Shirka Dhuusamareeb (3) Sheeko:Amniga Madasha xisbiyada qaran oo maanta qoraal soo saaray ayaa sheegay in guddiga farsamo ee shirka Dhuusamareeb3 ay ka been abuurteen isla markaana uusan jirin kulan dhex maray labada dhinac. Halkan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada oo Sheegtay iney Ka Been Abuurteen Guddiga Farsamo Ee Dhuusamareeb3 Madasha xisbiyada qaran oo maanta qoraal soo saaray ayaa sheegay in guddiga farsamo ee shirka Dhuusamareeb3 ay ka been abuurteen isla markaana uusan jirin kulan dhex maray labada dhinac. …
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo daadajineysa hab-dhismeedka kasii diga Musiibooyinka heer Maamul Gobaleed Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa agab loogu tala galay xarunta ka digista halis-wadareedka ku wareejisay Hey’adda Gargaarka iyo Maareyta Musiibooyinka Dowladd-Gobaleedka Puntland Agabkan oo loogu tala-galay in lagu…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Aqoonyahanno iyo Axzaab: Heshiiska Dhuusamareeb 3 Looma Baahna In Lagula Soo Noqdo Golaha Shacabka Aqoonyahanno iyo axsaab kala duwan oo la hadlay Goobjoog News ayaa meesha ka saaray baahida loo qabo horkeenista goleyaasha sharci dejinta ee federaalka ah heshiiska doorashada ee Dhuusamareeb 3, iyaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Oo Shaaciyay Xiliga La Qabanayo Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa xarunta degmada Wadajir ku qabtay shir looga hadlayay qabashada tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir 2020-2021 iyo qorshayaashii her geliyay sanadkii la soo dhaafay 2019.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb 3 Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray shirka Dhuusamareeb3, kaas oo lagu ballansanaa in markale Dowladda federaalka iyo Maamu goboleedyadu ku jaangooyaan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karta, waxaana qoraal…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xisbiga Horumarka Shacabka Oo War Saxaafadeed Ka Soo Saaray Marxalada Kala-guurka Ah Ee Dalka War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Hormarka Shacabka ayaa looga hadlay xaalada guud ahaan xiligan uu marayo dalka iyo sida loogu gudbi karo marxalada kala guurka . “Xisbiga Hormarka Shacabka waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Koonfur Galbeed oo Toogatay Labo Askari oo Bil Kahor Wiil Kufsaday Maamulka dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa la sheegayaa iney toogteen labo askari oo muddo bil laga joogo kufsaday wiil 10 jir ahaa. Dhacdadan ayaa imaaneysa 48-dii ee tagay markii ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor oo Si-rasmi ah u Furay Wajiga Koowaad Ee Dhuusamareb3 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay sheegay in si rasmi ah u furan yahay wajiga koowaad ee Shirka Dhuusamareeb 3,kaas oo ballanku ahaa in looga heshiiyo…