Akhriso: Natiijada Baaritaanka Dhacdadii Xabsiga Dhexe Oo Lasoo Saaray. Sheeko:Amniga Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii August 1o ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa kulan ay maanta la yeesheen sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Mowfiqka Beesha Caalamka Ee Dhuusamareeb 3 Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb soo gaareen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Shirkadda Albayrak oo Gaaray Heshiis Hordhac ah Heshiis horudhac ah oo laga gaaray wada shaqeeynta Dowladda Soomaliya iyo Shirkadda Albayrak ee Maamusha Dekadda Muqdisho ayaa maanta lagu kala saxiixday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Heshiiskan oo dhinaca…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Warbixin:-Heshiiska Dhuusamareeb 3 Looma Baahna In Lagula Soo Noqdo Golaha Shacabka Aqoonyahanno iyo axsaab kala duwan oo la hadlay Goobjoog News ayaa meesha ka saaray baahida loo qabo horkeenista goleyaasha sharci dejinta ee federaalka ah heshiiska doorashada ee Dhuusamareeb 3, iyaga oo ku taliyey…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Puntland Oo Hambalyo U Diray Wasiir Axmed Shido Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa,kan Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland-ba ayaa hambalyo u diray Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide oo ku guulaystay Wasiirka Maaliyadda Africa.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo War Kasoo Saartay Dhuusamareeb3 Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb soo gaareen…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maamulka Isboortiga Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Oo Soo Xirey Tartan U Socday Kooxaha Mudo bil ah oo degmada Diinsoor uu ka socday tartan u dhaxeeya kooxaha ka dhisa Diinsoor ayna soo qaban qaabiyeen jaaliyada Koonfur Galbeed ee ka soo jeeda dDiinsoor ayaa la…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga DF iyo QM oo Hadal Kasoo Saaray Bedqabka Shaqaalaha Gargaarka Maalinta Caalamiga ah ee Samafalka awgeed, Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay waxay ku baaqayaan in laga qayb qaato bedqabka shaqaalaha gargaarka ee ku howlan badbaadinta dadka Soomaaliyeed ee tabaaleysan.…