4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusamareeb 3: Heshiiska Deegan Doorasho ah iyo Kursigii oo ay u Codeyn Karaan 1,505 Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb muddadii u dhaxaysay…