Day: August 24, 2020
-
amaanka
Madaxweyne Qoorqoor oo Tababar u Xiray Ciidamo Kamid Noqonaya Daraawiishta Galmudug
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar usoo xiray cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo tababar uga…
Read More » -
Baarlamaanka
Ma jiro Qodob Dastuuri ah oo Muddo u Cayimaya Soo Magacaabista Raiisulwasaaraha
Maanta ayaa laga joogaa 30 maalin markii xilka laga qaaday ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali kheyrre waxaana la sugayay in…
Read More » -
amaanka
Akhriso: Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Ee Galmudug
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa axaddii magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee maamulkaasi. Wareegto uu soo saaray…
Read More » -
Banaadir
Warbixin:-Muqtaar Maxamed Oo Muqdisho ku Xannaaneeya Ku Dhowaad 500 Oo Digaag
Hal-abuurku waa feker ka dhex guuxaya qof kasta oo caafimad qaba, balse hergelinta iyo sida ay cid kasta ugu go’antahay…
Read More » -
amaanka
Madaxweynaha Jubbaland Oo Gaaray Garowe
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo…
Read More » -
Ciyaaraha
Tartan Is dhexgal Bulsho Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Degmada Buurhakaba
Kulan Cayaareed loogu –tala galay is-dhaxgalka Bulshada iyo Nabada ayaa lagu qabtay degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay,kulankan waxa ka qayb…
Read More » -
Baarlamaanka
Akhriso: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Agaasimeyaal Ka Tirsan Wasaaradda Caafimaadka Ku Heshay Xatooyo Dadweyne
Maxkamadda gobolka Banaadir, qeybta ciqaabta waaxda tashiga ayaa maanta xukun ka gaartay dacwado ay sheegtay iney la xiriireen xooto dadweyne…
Read More » -
Ciyaaraha
Axmed Tahliil “ Sharaf Ayay Inoo Tahay In Aan Soo Laabano Horyaalka Soomaaliya ”
Tababaraha kooxda Jeenyo Axmed Tahliil Cali ayaa sheegay in aad ugu faraxsanahay ku soo laabashada horyaalka Somalia Premier League xili…
Read More » -
amaanka
SONNA: Xogga Dalka Ayaa Dilay Saddex ka tirsan Al-Shabaab
Sida ay qortay SONNA, ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saddex ka tirsan Al-Shabaab waxay ku dileen tuulada Ceel-geeloow xilli ay…
Read More »