Warbixin:-Ma jiro Qodob Dastuuri Ah Oo Muddo U Cayimaya Soo Magacaabista Raiisulwasaaraha Sheeko:Amniga Maanta ayaa laga joogaa 30 maalin markii xilka laga qaaday ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali kheyrre waxaana la sugayay in Madaxweyne Farmaajo soo magacaabo ra’iisul wasaare soona dhisa xukuumad sii… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Fowsiyo Abiikar Nuur “ Nafaqo-darro Xun Ayaa Dalka Ku Haysata Caruurta Iyo Haweenka Soomaaliyeed” Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee DFS Iyadoo la kaashaneysa hay’ada ay wada shaqeyaan ee Soomaaliya Gaara ahaan UNICEF-Somalia, Waxaa sharaf Weyn u ah in ay soo saarto manta natiijada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ku Kala Aragti Duwan Waxa Laga Filan Karo Kulanka Garoowe Ku Dhaxmaraya Hoggaamiyaasha Jubbaland & Puntland Magaalada Garoowe waxa ka soconaya kulan u dhaxeeya Madaxwaynayaasha maamulada Jubbaland iyo Puntland kuwaas oo aan ka qayb galin shirkii Dhuusmareb-3. Ujeedka kulankan ayaa ah sidii labada Madaxweyne ay uga…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Geeska Afrika Oo U Soo Gudubtay Horyaalka Soomaaliya Kooxda kubbadda cagta Geeska Africa oo ka mid ah naadiyada u soo gudbay horyaalka Somalia Premier League 2020-2021 ayaa maamulkeeda waxa ay sheegeyn in ay sameeyeen taariikh aad u wanaagsan,maadam…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Deni oo La Kulmay Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland kuwaas oo u gogol xaaraysa in dowlad goboleedkaasi…