Day: August 26, 2020
-
amaanka
Madaxweyne Qoorqoor oo Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Galmudug
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Galmudug. Qoraal ka soo…
Read More » -
Abaar
Biyo Xireen Carro-tuur ah oo Laga Sameeyey Beladweyne+Sawirro
Guddiga fatahaadda Beladweyne ayaa duleedka magaalada ka sameeyey buurar (caro tuur) loogu talagalay in lagu celiyo fatahaadda soo noq noqoay…
Read More » -
Baarlamaanka
Guddoomiye Mursal Oo La Kulmay Guddiyada Dastuurka Ee Baarlamaanka Iyo Kan Madaxa Banaan
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh ayaa maanta kulan la qaatay guddiga dastuurka iyo guddiga madaxbannaan ee…
Read More » -
amaanka
Mahdi Guuleed “Saxaafadda Waa Awoodda Kowaad Ee Dowladnimida Iyo Dib U Dhiska Soomaaliya”
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka,Mahdi Maxamed Guuleedayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xeerka saxaafadda ee dib-u-eegis dheer lagu sameeyay kadib…
Read More » -
Ciyaaraha
Garooje “Shaqo Wanaagsan Ayay Qabteen Maamulka Isboortiga Diinsoor ”
Bishii lasoo dhaafayee Luuliyo 2020 degmada Diinsoor ee Maamulka Koonfur Galbeed waxaa lagu soo xeray tartan kubbadda cagta oo u…
Read More » -
Gobalada
Farmaajo oo Saxiixay Xeerka Lagu Muransanyahan ee Saxaafadda
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la sheegayaa inuu saxiixay xeerka muranka badan dhaliyey ee saxaafadda. Xeerkan oo maanta lagu…
Read More »