U bood dhigaalka

Maamullada Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo Taageeray Go’aamadii Garowe

Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Hirshabelle, iyo Galmudug, ayaa Taageeray Go’aanka shirka Wadatashiga Garoowe ay ku yeesheen Puntland Iyo Jubbaland, kaddib Shir Qadka enternetka .

Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha Ka ah Federaalka, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) Hirshabele Dr Maxamed Cabdi Waare, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, iyagoo bogaadiyay.

Image may contain: text

Goobjoog News