Qoor Qoor Oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane. Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada Jabuuti ayay madaxda uga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Warbiximo Laga Dhegeystay Golaha wasiirrada Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga hadlay arrimo kala duwan oo muhiim ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Ayaa Qaabilay Madaxweynaha Puntland Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Puntland Said Abdullahi Dani oo booqasho shaqo ku joogo caasimada Muqdisho. Madaxweyne Saciid Cabdullahi Dani ayaa kulan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Muqdisho City Club Oo Safar U Ah Puntland Naadiga Dolwadda Hoose ee Muqdisho City Club oo olahan ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League 2019-2020 ayaa safar dhul barasho iyo ciyaaro saaxiibtinimo u aadaysa deegaaanada maamulka Puntland. Muqdishu City…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland oo Ishor Istaagtay, 4 Shuruudna Ku Xirtay Furitaanka Shirkii Farmaajo iyo Puntland, Jubbaland Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa is hor istaag ku sameeyey shir lagu waday inuu xalay u furmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland.…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM75 – Fursad ay Soomaalidu Gacan uga Geysan karto Qaabeynta Arrimaha Hortabinta leh ee Adduunka Qaramada Midoobay ayaa 75 sanno jirsaneysa sanadkan. Soomaaliya waxay ahayd xubin ku faanta xubinimadeeda oo ka tirsan QM 60 sanno oo ka mid ah sannadahaas. Qaramada Midoobay waxaa laga abuuray…