Deg Deg Qarax Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa goordhow oo caawa ah qarax uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka taalada Sayidka ee degmada Warta-nabadda ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa miino dhulka wadad dhinaceeda la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoorqoor, Laftagareen iyo Waare oo Kusoo Biiraya Shirka Villa Somalia iyo Deni, Madoobe Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed iyo Hirshabelle ayaa la filayaa iney kusoo biiraan saacadaha soo socda wada hadallada la qorsheynayo inuu dhexmaro maamulka Farmaajo iyo dowlad goboleedyada. Ilo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyey Kulanka Farmaajo iyo Madoobe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan saacado badan qaaatay oo xalay magaalada Muqdisho ku dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Islaam Madoobe. Kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada oo War Ka Soo Saaray Wadahadallada Farmaajo Deni iyo Madoobe Madasha xisbiyada qaran ayaa warka kasoo saartay wadahadallada dowladda federaalka ah iyo maamullada Puntland iyo Jubbaland, madashu waxaa ay soo dhweysay dib u bilaabasha hannaan heshiis looga gaarayo doorashada 2020…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Duleedka Garoonka Diyaaraha Dhuusamareeb Warar dheeraad ayaa laga helayaa dagaal la sheegay inuu xalay ka dhacay duleedka garoonka diyaarada ee magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda u ah maamul goboleedka Galmudug. Dagaalka ayaa yimid kadib markii…