Madoobe: Xilligii La Ogaaday in aan Tageyno Ayaa La Xiray Shirka Dhuusamareeb 3 Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland oo warbixin siinayey aqalka sare ee baarlamaanka federaalak ah ayaa sheegay in ay isaga iyo Saciid Deni, madaxweynaha Puntland damacsanaayeen tagista shirkii Dhuusamareeb 3 balse la xiray markii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shaxda: Imtixaanka Wasaaradda ee Dugsiyada Sare Oo ay Fariisteen 33,727, Waxaa Haray 8,550 Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxaa sharaf iyo farxad weyn u ah in maanta oo ku beegan Axad, 6da Sebtember, 2020 ay soo bandhigto natiijada imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis: Djibouti oo Galmudug Ka Caawineysa Dhismaya Dekadda Hobyo Wararkii ugu dambeeyey ee safarka madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye uu ku joogo dalka Djibouti ayaa sheegaya in maamulkiisa uu heshiis la gaaray madaxa shirkadda Djibouti Ports and Free Zones…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xaaji Aadan Cabdulle Ayaa Loo Doortay Hogaaminta Xiriirka Soomaaliyeed Ee Kubbadd Cagyaraha ( Somali Mini Football) 2020-2025 Xafladda Doorashada oo si heersare loo soo agaasimay waxaa kasoo qeyb galeen masuuliiin ka socotay golasha Shaacabka Heer federal iyo heer dowlad goboleed, wasiiro,Guddiga Olombiakda Soomaaliyeed, Xiriirada Heer qaran, maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maadaxweynaha Jubbaland oo Maanta Hortagaya Golaha Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta lagu wadaa inuu kulan la qaato golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kadib muddouu ku sugnaa Muqdisho. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Degmada Yaaqshiid oo Ka Warbixiyey Toogasho iyo Israsaaseen Ka Dhacday Degmada Maamulka degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyey toogasho iyo israsaaseen xalay saqdii dhexe ka dhacday degmada , kadib markii ay isku dhaceen ciidamada iyo rag hubaysanaa sida aan…