Madaxweyne Waare oo Gaaray Baydhabo iyo Shir Ka Furmaya Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi ballaaran uu hogaaminaayey ayaa galabta gaaray magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo halkaas lagu soo dhoweeyey. Madaxweyne Laftagareen iyo labada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada iyo Beelaha Guddiga Madaxa bannaan ee La dagaalanka Musuqmaasuqa Golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah ayaa isniintii meelmariyey guddiga ladagaalanka musuqmuuqa oo ka kooban ilaa 9 xubin oo ay soo xuleen. Xubnahan ayaa loo qeybiyey beelaha Soomaaliyeed, laguna qeybsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qoorqoor, Waare iyo Laftagareen Oo Ka Arrinsaya Imaanshiyaha Muqdisho Madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur galbeed Axmed Kaariye Qoorqoor, Maxamed Waare iyo Cabdicasis Laftagareen ayaa la sheegay in ay isla garteen kulan looga arrinsanayo imaanshiyahooda Muqdisho. Kulankan oo lagu wado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Kusoo Qaadeen Balcad Wararka ka imaanaya degmada Balcad ayaa sheegaya saaka aroortii ay weerar kusoo qaadeen ciidamo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo soo galay gudaha magaalada. Rasaas ayaa waxaa ay dhexmartay dagaalyahannada Al-shabaab…