Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Madasha Xisbiyada Qaran Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay hoggaanka madasha xisbiyada qaran, kulanka ayaa ka dhacay hoyga Madaxweynihii hore… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Qodobbada iyo Heshiiska Waxbarasho Ee Soomaaliya iyo Turkiga Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta akhrinta 1-aad marsiiyey heshiiska waxbarasho ee dhexmaray dalalka Soomaaliya iyo Turkiga. Haddaba, Cabdicaziz Axmed Gurbiye ayaa soo akhriyey qodobbada uu ka kooban…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirkii Farmaajo iyo Dowlad Goboleedyada oo Maalinta 2-aad Galay, Maxaa La Isku Hayaa? Waxaa maalintii 2-aad galaya shirkii ka socday Villa Somalia ee u dhaxeeyey dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Shirkan oo ay u dhan yihiin madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hawlgal Ay Sameeyeen Xoogga Dalka oo Lagu Dilay Rag Ka Tirsan Al-shabaab Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegayaa in howlgal ay ka fuliyeen gobolka Bay ay ku dileen labo ka tirsan Al-shabaab. Howlgalka oo ka dhacay meel 45 KM dhanka Galbeed…