Gurbiye: Maxaa Keenay Inuu Farmaajo Fashilmo, Qarankana Dib Ugu Celiyo 2016? Sheeko:Arrimaha Amniga Afar sano kadib, in Farmaajo isticmaalo isla nidaamkii doorasho iyo tabtii uu dejiyey madaxweynihii ka horeeyey Xasan Sheekh Maxamuud, oo aan waxba laga bedelin waxay tusaale u tahay sida Farmaajo… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo oo Ra’isul wasaare Ka Dhigay Shakhsi Ku Cusub Saaxada iyo Saamileyda Siyaasadda, Waa Kuma? Madaxweyne Farmaajo ayaa ra’isul wasaare u magacaabay Maxamed Rooble kaas oo aan horay loogu arag saaxada ama xaataa saamileyda siyaasadda. Magacaabista Rooble ayaa waxaa ay timid saacado yar uun kadib…