Ra’iisulwasaaraha Magacaaban Oo La Horgeyn Doono Golaha Shacabka Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa beri 23-ka September 2020 hortagaya Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya halkaas oo uu khudbad uu ka jeedin doono. Kulanka ayaa lagu wadaa sidoo kale… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxwayne Farmaajo Oo Kulan Wadajir Ah La qQaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala hadlay muhiimadda ay leedahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sii Hayaha Ra’iisul Wasaraha Oo La Shiray Wakiillada Beesha Caalamka Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo wakiillada beesha Caalamka oo maanta ka dhacay Muqdisho. Shirkan oo ay sidoo goobjoog ahaayeen wasiirro…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo, Guddoonka Labada Aqal Ee BF, Madaxda 5 Maamul Goboleed oo Villa Somalia Ku Shiray Waxaa hadda soo dhamaaday shir ka dhacay Villa Somalia kaas oo uu madaxweyne Farmaajo la lahaa guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah iyo madaxda maamul goboleedyada. Shirakan ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Feysal Xasan Xaashi “Muqdisho City Club Waxaan La Qaatay Sanad Cajiib Ah” Weeraryahanka naadiga Dowladda hoose ee Muqdishu City Club Feysal Xasan Xaashi ayaa u dabaal dagay sanad guuradiisii kowaad,tan iyo markii ku soo biiray kooxda Muqdishu City bishii September 2019,isagoo kaga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musuq iyo Eex: Madaxweyne Deni oo Bixiyey Balanqaad Kursi Xildhibaannimo 2020/2021 Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka hadlayey xaflad soo dhoweyn oo xalay loogu sameeyey Muqdisho ayaa sheegay erayo laga dheehan karo musuq iyo awood sheegasho maamulkiisa ah isla markaana abuuri…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirkadda BURN Oo Somalia Ka Hirgelineysa Mashruuc Cunto Karis Wanaagsan Shirka la tashiga daneeyayaasha maxaliga ah ee heerka waxqabadka hufan ee karboonka iyo karinta cuntada wanaagsan ee nadiifta ah sida ay ugu suurtoobi lahayd qoysaskeena ku nool Somalia. Mudanayaal iyo marwooyin,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Galmudug oo Ka Warbixiyey Dagaalkii Ka Galgaduud Taliyaha guutada 15-aad ee ciidanka xoogga dalka qeybta 21-aad General Mascuud Maxamed Warsame ayaa warbixiyey dagaal ciidamada xoogga iyo Al-shabab ku dhex maray gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliaya. Taliyaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deganaan Saaka Ka Jirta Goobihii Lagu Dagaalamay Ee Gobolka Galgaduud Waxaa saaka deganaashiyo aan cago badan ku taagneyn laga dareemayaa deegaannaddii maalinimadii shalay ay ku dagaalameen ciidamada xoogga dalka iyo xulufadooda AMISOM iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ee gobolka Galgaduud…