Madaxweyne Qoorqoor oo Dib Ugu Laabtay Dhuusamareeb Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo ku xigeenkiisa Cali Daahir Ciid ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb, iyadoo halkaas si diiran loogu soo dhoweeyey madaxweynaha iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siciid Deni oo Gaaray Baydhabo+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wafdiga madaxweyne Deni…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’isul wasaare Maxamed Rooble oo La Ansixiyey, Codsi Kale Ayuu Diray Ra’isul wasaaraha uu dhowaan magacaabay madaxweyne Farmaajo ee Maxamed Rooble ayaa maanta helay codka kalsoonida iyada oo golaha shacabka ay siiyeen 215 cod oo inta hoolka joogtay, ma jirin cid…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Stadium Muqdisho Oo Lagu Sameeyay Qiimeyn Ah In Lagu Qaban Kari Tartamo Caalimi Ah Waxaa heer gabo gabo ah maray dib u dhiska qeybta kubbadda cagta garoonka Stadium Muqdisho oo ay Dowladda Soomaaliya ciidama Amisom kala wareegtay bishii August 2018,waxaana labadii sano la soo…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo iyo Xukuumaddii Kheyre oo Laga sugayo Xisaabxirka In Ka Badan $1 billion In kasta oo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ra’isul wasaarihiisii Xasan Kheyre iyo wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle ay shacabka Soomaaliyeed u sheegayeen isla xisaabtan, ladagaalanka musuqa iyo hufnaan hadana waxaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Khudbad Ka Jeedin Doono Si Kalsooni Loo Siiyo Ra’iisalwasaare Rooble Xaruunta Golaha shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa maanta ka qabsoomaya kulan ujeedkiisu uu yahay sidii codka kalsoonida loogu qaadi lahaa Ra’’iisulwasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble. Mudanayaasha Barlamaanka ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Beledweyne Dagaalyanada Al- Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ciidanka dowladda federaalka ay ku leeyihiin degaanka Ceel-Jaalle ee gobolka Hiiraan, kaas oo dhaca duleedka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka. Dad …