Mareykanka iyo Soomaaliya oo Kala Saxiixday Heshiiska Deyn Cafin Hal Bilyan oo Doolar Sheeko:Amniga Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday heshiiska deyn cafinta, saxiixan ayaa ka dhacay safaaradda Mareykanka ee gudaha Muqdisho. Dowlad Mareykanka ayaa sheegtay iney Soomaaliya ka cafineyso in ka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Caddeyn La’aan Saxafiyiinta La Xiriiriyey Al-shabaab, SJS “Waa Khatar Gelin iyo Marin-habaabin” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay markii ugu horreysay ka hadlay madasha Raas oo ay shacabka su’aalo ku weydiinayeen ayaa u gefay saxafiyiinta Soomaaliyeed isaga oo caddeyn la’aan qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’isul wasaare Rooble oo Xilka La Wareegay Waxaa goordhow xilka ra’isul wasaaraha la wareegay ra’isul wasaare Maxamed Rooble kadib xaflad ay qabteen guddiga qabanqaabada xilwareejinta. Ra’isul wasaare Rooble ayaa xilka kala wareegay ku-simaha ra’isul wasaaraha Mahdi Guuleed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo: Xaqiiqatan Qaabka aan Hadda Dib ugu noqnay, Waa dib u Dhac, Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka hadlayey madashii ugu horeysay oo shacab su’aalo ku weydiinayaan tan iyo markii la doortay ayaa qirtay in doorashada dadban ee dhaceysa sanadkan ay…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macallin Cabdullahi Buurane “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Horomar La’aan Ayaa Ka Jirta “ Cabdullahi Maxamed Buurane oo ka mid ah macalliniinta kubbadda cagta,sidoo kalane ah qabiir xaga ciyaaraha ayaa warayso dhinacyo badan siiyay Goobjoog Sports,isagoo ka waramay horomarka iyo gaabisyada ka jira isboortiga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ilo Wareedyo: Kheyre oo Laga Diiday Codsiga ah Inuu Xilka Ku Wareejiyo Rooble Wararka ku saabsan qabanqaabada xafladda xilka loogu wareejinayo ra’isul wasaaraha cusub Maxamed Rooble ayaa sheegaya in la diiday codsiga uu soo gudbiyey ra’isul wasaarihii la ceyriyey Xasan Kheyre. Xubno ka…