Xasan Kheyre, Horay Wasiirro Ka Tagay ayaa Ku Sifeeyey Isbarbar yaac, Been, La Heyste, Federaal-ka Neceb! Sheeko:Amniga Dad badan ayaa ka xumaaday sida Xasan Kheyre, ra’isul wasaarihii hore looga diiday codsigiisa ahaa inuu xilka ku wareejiyo ra’isul wasaare Maxamed Rooble iyada oo uu shalay wareejiyey ku-xigeenkiisa Mahdi… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdullahi Buurane “Xiriirka Kubbadda Cagta Waa Xeyndaab U Xeran Dad Gaar Ah” Cabdullahi Maxamed Buurane oo ka mid ah macalliniinta kubbadda cagta,sidoo kalane ah qabiir xaga ciyaaraha ayaa aad u dhaliilay qaab hoggaaminta madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya,isagoo sheegay in loo baahanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Kadib, Waa Kuma Naadiga Paris Ee Aan Dal Dal Ula Hadleyno? Dalka Mareykanka oo ka tirsan waddamada Paris Club ayaa waxaa uu Soomaaliya shalay la galay heshiis dhigaya inuu cafiyo deyn gaareysa 1.4 Bilyan oo Dollar oo ay hey’adihiisa ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shaqada Golaha Shacabka: Sharciyeedka Dhismaha Haya’adda diiwaangelinta dadweynaha iyo Qaxootiga. Golaha shacabka ee dowladda federaalaka ah ayaa maanta lagu wadaa iney ka doodaan arrimo ay ka mid yihiin Hindise sharciyeedyo. Shaqada 1-aad waa hindise sharciyeedka dhismaha Haya’adda diiwaangelinta dadweynaha iyo bixinta…