Goobjoog

Shaqada Golaha Shacabka: Sharciyeedka Dhismaha Haya’adda diiwaangelinta dadweynaha iyo Qaxootiga.

Golaha shacabka ee dowladda federaalaka ah ayaa maanta lagu wadaa iney ka doodaan arrimo ay ka mid yihiin Hindise sharciyeedyo. Shaqada 1-aad waa hindise sharciyeedka dhismaha Haya’adda diiwaangelinta dadweynaha iyo bixinta…

Shaqada Golaha Shacabka: Sharciyeedka Dhismaha Haya’adda diiwaangelinta dadweynaha iyo Qaxootiga.

Golaha shacabka ee dowladda federaalaka ah ayaa maanta lagu wadaa iney ka doodaan arrimo ay ka mid yihiin Hindise sharciyeedyo.

Shaqada 1-aad waa hindise sharciyeedka dhismaha Haya’adda diiwaangelinta dadweynaha iyo bixinta aqoonsiga oo ay soo diyaarisay wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Dowladda Soomaaliya .

Sidoo kale waxaa ajandaha ka mid ah akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedka Qaxootiga.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments