1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Buurane “Waa Ceyb In Loo Gacan Qaadaa Garsoorayaasha Kubbadda Cagta” “Waa ceyb in loo gacan qaadaa garsoorsoorayaasha kubbadda cagta,Xiriirka kubbadda cagta waxaa laga rabaa in adkeeyaan sharciyadda lagu hagayo ciyaaryahanada iyo macallimiinta dalka” ayuuGoobjoog Sports u sheegay Macallin Cabdulllahi Buurane.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lafta-gareen oo Xildhibaan u Balanqaaday Kurisi Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka ah 2021 Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdiacasis Lafta-gareen oo ka hadlay xaflad ay xalay isugu yimaadeen madaxda iyo xlidhibaannada koonfur galbeed ayaa bixiyey balanqaad ku aadan kursi ka tirsan golaha shacabka in xildhibaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Laftagareen oo Ballanqaaday Ilaalinta Kootada Haweenka ee 30% Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasis Laftagareen oo xalay ka hadlay xaflad Digil iyo Mirifle ah ayaa balanqaaday in kootada haweenka ay sideedii tahay. Laftagareen oo arrintaas ka hadlaya waxaa uu yiri…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Brussels: Wada Hadal Maanta u Bilaabayana UK iyo Midowga Yurub Wada hadal cusub ayaa maanta lagu wadaa inuu u bilowdo UK iyo midowga Yurub, waxaana ka dhacayaa magaalada Brussels. Wada hadalkan oo ah midkii 9-aad uguna dambeeyey ayaa waxaa uu ku…