Buurane “Waa Ceyb In Loo Gacan Qaadaa Garsoorayaasha Kubbadda Cagta” Sheeko:Cayaaraha “Waa ceyb in loo gacan qaadaa garsoorsoorayaasha kubbadda cagta,Xiriirka kubbadda cagta waxaa laga rabaa in adkeeyaan sharciyadda lagu hagayo ciyaaryahanada iyo macallimiinta dalka” ayuuGoobjoog Sports u sheegay Macallin Cabdulllahi Buurane.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Lafta-gareen oo Xildhibaan u Balanqaaday Kurisi Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka ah 2021 Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdiacasis Lafta-gareen oo ka hadlay xaflad ay xalay isugu yimaadeen madaxda iyo xlidhibaannada koonfur galbeed ayaa bixiyey balanqaad ku aadan kursi ka tirsan golaha shacabka in xildhibaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Laftagareen oo Ballanqaaday Ilaalinta Kootada Haweenka ee 30% Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasis Laftagareen oo xalay ka hadlay xaflad Digil iyo Mirifle ah ayaa balanqaaday in kootada haweenka ay sideedii tahay. Laftagareen oo arrintaas ka hadlaya waxaa uu yiri…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Brussels: Wada Hadal Maanta u Bilaabayana UK iyo Midowga Yurub Wada hadal cusub ayaa maanta lagu wadaa inuu u bilowdo UK iyo midowga Yurub, waxaana ka dhacayaa magaalada Brussels. Wada hadalkan oo ah midkii 9-aad uguna dambeeyey ayaa waxaa uu ku…