Day: October 6, 2020
-
Banaadir
Maxaa Looga Hadlay Shirkii Maaliyadda Heer Federaal iyo Heer Gobol?
Sii Hayaha wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta guddoomiyaya shirka wasiirada maaliyadda ee dowlada goboleedyada…
Read More » -
Baarlamaanka
Madaxwene Waare oo Ka Horyimid Jadwalka Doorashada Baarlaamaanka Hirshabeelle
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa kasoo horjeestay qoraal maanta kasoo baxay guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka…
Read More » -
amaanka
Rag Lagu Eedeeyey Ka Ganasiga Caruurta oo Lagu Qabtay Afgooye
Ciidanka ammaanka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa maanta ganata ku dhigay rag lagu eedeynayey iney ka gacnacsadaan caruurta…
Read More » -
Baarlamaanka
Jadwalka Doorashada Baarlamaanka Hirshabeelle oo La Shaaciyey
Guddiga farsamada ee xulista baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista xildhibaannada iyo hannaanka doorashada sida…
Read More » -
amaanka
Xoogga Dalka oo Ka Hadlay Howlgallo Laga Fuliyey Gobolka Shabeellaha Hoose
Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in gobolka Shabeellaha hoose howlgal ay ka fuliyeen lagu dilay saraakiil ka tirsan Al-shabab, sida…
Read More » -
Baarlamaanka
Axmed Madoobe oo Sheegay Gobolka Gedo in Aysan Ka Dhici Karin Doorasho Ilaa Laga Saaro Ciidanka Dowladda
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay Kal-Fadhiga Sadexaad ee Golaha Wakiilada maamulka Jubaland, Madaxweynaha ayaana…
Read More » -
Baarlamaanka
Golaha Guurtida Somaliland oo Ansixiyey Xeerka Doorashooyinka
Xildhibaannada golaha Guurtida Somalilanda oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa la horkeenaya xeerka doorashooyinka Somaliland iyo diiwaan gelinta…
Read More » -
amaanka
WHO: 90% Dadka Dunida Ku Nool Weli Kuma Dhicin COVID-19
Qoraal ay soo saartay hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa lagu sheegay in ilaa hadda dadka uu ku dhacay COVID-19…
Read More » -
amaanka
Hey’adaha Amnesty International, CPJ iyo HRW oo Farmaajo Ugu Baaqay Inuu Wax Ka Bedalo Xeerka Saxaafadda
Qoraal wadajir ah oo ay soo saareen hey’adaha Amnesty International, the Committee to Protect Journalists, iyo Human Rights Watch, ayaa…
Read More » -
amaanka
Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Shirkii Xalane?
Waxaa xarunta Xalane ee magalada Muqdisho ka dhacay shir looga hadlaayey arrimaha doorashooyinka dalka iyo weliba sidii loo sugi lahaa…
Read More »