Dib U Eegid Lagu Sameyey Heshiiskii Maalgelinta Dekedda Muqdisho Ee Shirkadda Albayrk Sheeko:Dalka Ku-simaha Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo goob-joog u ahaa heshiis ay kala saxiixdeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda maalgashiga Albayrk ayaa sheegay in sanadihii… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka BANGIGA HORUMARINTA ISLAAMKA IYO HAY’ADDA SAMAFALKA AADAN CABDULLE CUSMAAN AYAA DEEQ WAXBARASHO OO FARSAMADA GACANTA AH SIINAYA 200 OO DHALLINYARADA BARAKACAYAASHA MAGAALADA MOGADISHU Mogadishu:- 10 October 2020, Xaruntasamafalka Aadan Cabdulle Cusmaan, oo saldhiggeedu yahay magaalada Mugadishu, ayaa waxa ay ka bilowdaymagaalada Muqdishu tababarro xirfado farsamada gacanta ah oo waxlagubarayo 200 oo ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Madaxabanaan Ee Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaangeliyey Xisbiyo Cusub Xaafiiska Diiwaan-geliyaha Xisbiyada Siyaasadda ee GMDQ ayaa shahaadooyin ku-meel-gaar ah guddoonsiiyey Lix (6) Xisbi oo cusub oo ka mid noqon doona xisbiyada sida ku-meel-gaarka ah u diiwaan-gashan. Munaasabada shahaadooyinka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Aqalka Sare Ee Ethiopia oo Dalab Ka Dhan ah Maamulka Tigteega u Diray Dowladda Federaalka Aqalka Sare Baarlamaanka Ethiopia ayaa dowladda federaalka ka dalbaday in ay miisaaniyadda ka goyso golaha Maamulka ee dowlad goboleedka Tigreega. Guddoomiyaha Aqalka Sare Aadan Faarax ayaa sheegay in aan Madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe Warardheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qaarax khasaare badan dhaliyey oo ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka la galiyo ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xaliimo Yareey oo Ku Dhawaaqday in Guddiga Doorashooyinka uu Sii Shaqeynayo Guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee dooorashooyinka qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa sheegtay in guddiga uu sii jirayo uuna sii shaqeyn doono. Guddoomiyaha oo la hadashay warbaahinta ayaa xustay in guddiga …
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Go’aanka Maareeye Kadib, 10 Shuruud oo Hortagan in Laga Guuro Warbaahin Qaran oo Loo Guuro Mid Dadweyne Inkasta oo wasiirka warfaafinta ee DF Maxamed Cabdi Xayir Maareeya uu talaadadii daahfuray hirgelinta adeegga warbaahinta dadweynaha, isla markaana lagu dhawaaqay in warbaahintii qaranka la dhihi jiray hadda kadib adeegeedii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyaha Ciidamada Qalabka Sida Ee Mareykanka oo Is-karantiilay Taliska ugu sarreeya ciidamada qalabka sida ee Mareykanka ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay in ay si iskood ah isu karantiileen, kaddib markii sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dilal Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin Laga Helayo Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa koox burcad hubeysan oo habeenimadii xalay dad shacab ah ku dilay xaafad ka tirsan degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Dilka ayaa wuxuu si gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baaritaanno Amni oo Lagu Sameynayo Dhammaan Shaqaalaha Dowladda Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday baaritaanno in lagu samaynayo dhammaan shaqaalaha rayidka ah ee dowladda, sida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoo baxay…