Day: October 11, 2020
-
Banaadir
Agaasimaha IMF “Afrika Waa in Laga Caawiyaa Dhaqaale Xumada uu Sababay COVID-19”
Agaasimaha IMF Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in adduunka waajib ku tahay in uu caawiyo Afrika sida dhibaatadan uga soo kabtaan,…
Read More » -
Baarlamaanka
Baarlamaanka Galmudug oo Maanta Afar Sharci La Horgeeyey
Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo ahaa kalfadhiga 2aad kulankiisa 6aad…
Read More » -
amaanka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo sheegay in Doorashada Ay Waqtigeeda Ku Dhaceyso
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jowhar ayaa sheegay in doorashada maamulka uu…
Read More » -
amaanka
Ciidanka Dowladda oo Is Ballaarin Ka Wada Xuduudka Kenya
Ciidamada dowladda federaalka ee sugan xuduudka wadanka Kenya uu la wadaago Soomaaliya ayaa saacadihii tagay halkaas kawaday isbalaarin, kadib fariin…
Read More » -
amaanka
Qaar Kamid ah Waddooyinka Muqdisho oo Weli Xiran
Waxaa saaka weli xiran qaar kamid ah woddooyionka magalaada Muqdisho, gaar ahaan Maka Almukaraba qeybo kamid ah, sida ay inoo…
Read More » -
amaanka
Akhriso: Faahfaahinta Dil Ka Dhacay Gaalkacyo
Warar dheeraad aha ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kadib markii halkaas…
Read More »