Day: October 12, 2020
-
Galmudug
Doorashada Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo oo La Daah Furay
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa daahfuray doorashada xubnaha golaha deegaanka…
Read More » -
abaaraha
Maxay Kawada Hadleen Laftagareen iyo Wafdigii Dowladda Ee Gaaray Baydhabo?
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Mudane Cali…
Read More » -
Ganacsiga
Muruqmaalka Dekadda Boosaaso oo Shaqo Joojin Sameeyey iyo Sababta.
Muruqmaalka ka sheeqeeyo dekadda magaalada Bosaso ee gobolka Bari ayaa maanta shaqo joojin sameeyey iyo mudaharaad ay kaga cabanayaan lacagaha…
Read More » -
Banaadir
Hey’adda WHO oo Shaacisay in Si Deg Deg ah Looga Guuleysan karo Cudurka Covid-19
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa maanta oo isniin ah shaacisay in cudurka Safmarka ah ee Covid-19, si dhaqso leh…
Read More » -
amaanka
Madaxweynaha Eritrea Afwerki oo Gaaray Itoobiya
Madaxweynaha Eritrea,Isaias Afwerki ayaa saakay gaaray magaalada Jimma ee gobalka ismaaulka Oromada dalka itoobiya , Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa…
Read More » -
amaanka
Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh: Markii La ii Doortay 85% Dhulka Bartamaha iyo Koonfurta Calanka Buluugga Kama Taagneyn
Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa hambalyo kadib waxaa uu sheegay iney wax weyn…
Read More » -
Baarlamaanka
Goobaha Ganacsiga Ee Cadaado oo Maanta Xiran iyo Sababta+Sawirro
Waxaa maanta xiran gabi ahaanba goobaha ganacsiga ee magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ee maamulka goboleedka Galmudug, waxaa sidaasi u…
Read More » -
amaanka
Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Ku Riday Rag Lala Xiriiriyey Al-shabab
Xasan Cabdi Aadan Nuur & Cumar Xuseen Abshir Jaabir ayaa loo haystaa ka mid ahaanshiyaha Alshabaab gaar ahaan in ay…
Read More » -
Gobalada
Gurbiye: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed
Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb,…
Read More » -
amaanka
Wasiirka Gaashaandhigga Kenya oo Shuruud Ku Xirtay Ka Bixitaanka Soomaaliya
Wareysi ay wasiirka gashaandhigga ee Kenya Dr Monica Juma siisay Daily Nation ayaa sheegtay in ciidamadooda ay Soomaaliya kala soo bixi…
Read More »