2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamad Puntland Ah oo Xukunno Kala Duwan Ku Riday Rag Lala Xiriiriyey Alshabaab Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka maamul goboleedka Puntland ayaa xukunno ka duwan ku rudiday rag la xiriiriyey in ay ka tirsanaayeen Al-shabab, fadhiga maxkamadda ayaana ka dhacay Garowe, eedeynayaasha la…