Wakiillo Beesha Caalamka ah oo Gaaray Baydhabo iyo Laftagareen oo La Kulmay Sheeko:Amniga Madaxweynaha dowlad goboleed Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xarunta madaxtooyada Magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey wafdi uu hogaaminayey wakiilka Qaramada Midoowey uqaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan ay qeyb ka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga COVID-19: Bangiga Adduunka oo Ballanqaad u Sameeyey Wadamada Soo Korayo Bangiga Adduunka ayaa go’aan ku gaaray in 12 bilyan oo dollar la siiyo dowladaha soo koraya si ay u helaan tallaalka cudurka Corona Virus. Guddoonka Bangiga adduunka ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Amniga Jowhar oo La Adkeeyey iyo Howgallo Ka Socda Magaalada Ciidanka boliiska magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in amniga magaalada uu yahay mid leysku haleyn karo kaddib howlgallo ay ka sameeyeen dhammaan xaafadaha ay ka kooban…
5 daqiiqo Sheeko:Amniga Goobjoog oo Heshay Warbixinta Rasmiga ee Qaraxii Zoobe, Maxay Ka Gaabiyeen Farmaajo iyo Kheyre? Maanta oo kale, muddo 3 sano laga joogo, October 14, 2017-kii, waxaa isgoyska Zoobe, degmada Hodan ee Muqdisho ka dhacay qaraxii ugu khasaaraha badnaa Afrika kaas oo ay ku dhinteen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Bloomberg: Trump oo Doonaya in Ciidamadiisa Kala Baxo Soomaaliya iyo Farmaajo oo Jecel Iney Joogaan Sida ay qortay Bloomberg, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka dalbaday la taliyeyaashiisa sare iney qoraan qosrhe uu ciidamada Mareykanka uga soo saarayo dalka Soomaaliya. Qorshahan oo la sheegayo iney…