Ganacsade Abuukar Caddaan oo Lala Baxay, Wiilkiisa Ayaa Horay u Xirnaa Sheeko:Amniga Wararka ayaa sheegaya in hey’adda nabad sugidda ay xalay gurigiisa kala baxeen ganacsade Abuukar Xaaji Caddaan kadib markii uu sheegay taageeradiisa Al-shabaab. Ganacsadahan oo wareysi siiyey idaacad maxali ah ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaramada Midoobey: Al-shabaab Sanadkii $3 Milyan oo Canshuur Ah Ayey Ka Qaadaan Dekadda Warbixin ay soo saareen khubaro ka tirsan qaramada midoobey ayaa lagu sheegay in xarakada Al-shabaab ay $3 milyan oo canshuur ah sanadkii ka hesho dekadda magaalada Muqdisho. Warbixin oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Internet-ka Soomaaliya oo Cillad Heshay Internet-ka guud laga adeegsado koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney cild heysato, iyada oo la filayo in la hagaajiyo saacadaha soo socda. Shirkadda Hormuud ayaa qoraal ay macaamiisheeda…