1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Iney Ciidamadeenna Kasoo Baxaan Soomaaliya Waxaa Xadidaya Heshiisyada UNka Dalka Kenya ayaa sheegay in ka bixitaanka ciidamadooda ee Soomaaliya aaney shaqo ku laheyn rabitaanka Nairobi ama Muqdisho balse ay xadideyso heshiisyada caalamiga ah ee ay Kenya saxiixday. Guud ahaan…