Dood Cilmiyeed looga hadlayay dhibaaooyinka jinsiga loo geysto dumarka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho,waxaan doodan ka qeyb galay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya,culumo,aqoonyahano,haween iyo dhalinyaro Daawo Warbixin Ku Saabsan…