Wasiirka Gaashaandhigga Kenya oo Shuruud Ku Xirtay Ka Bixitaanka Soomaaliya Sheeko:Arrimaha Amniga Wareysi ay wasiirka gashaandhigga ee Kenya Dr Monica Juma siisay Daily Nation ayaa sheegtay in ciidamadooda ay Soomaaliya kala soo bixi doonaan haddii shuruudo laga soo baxo. Mar la weydiiyey iney… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamad Puntland Ah oo Xukunno Kala Duwan Ku Riday Rag Lala Xiriiriyey Alshabaab Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka maamul goboleedka Puntland ayaa xukunno ka duwan ku rudiday rag la xiriiriyey in ay ka tirsanaayeen Al-shabab, fadhiga maxkamadda ayaana ka dhacay Garowe, eedeynayaasha la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Agaasimaha IMF “Afrika Waa in Laga Caawiyaa Dhaqaale Xumada uu Sababay COVID-19” Agaasimaha IMF Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in adduunka waajib ku tahay in uu caawiyo Afrika sida dhibaatadan uga soo kabtaan, Afrika waxaa ay kamid tahay qaaradaha ugu saameynta yaraa feyraska…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Galmudug oo Maanta Afar Sharci La Horgeeyey Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo ahaa kalfadhiga 2aad kulankiisa 6aad ee golaha wakiillada maamulkaas. Kulanka oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo sheegay in Doorashada Ay Waqtigeeda Ku Dhaceyso Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jowhar ayaa sheegay in doorashada maamulka uu waqtigeeda ay ku dhacayso, waxaana uu intaas ku daray in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Is Ballaarin Ka Wada Xuduudka Kenya Ciidamada dowladda federaalka ee sugan xuduudka wadanka Kenya uu la wadaago Soomaaliya ayaa saacadihii tagay halkaas kawaday isbalaarin, kadib fariin hanjabaad u muuqatay oo maalinimadii shalay kasoo yeertay dowaladda Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar Kamid ah Waddooyinka Muqdisho oo Weli Xiran Waxaa saaka weli xiran qaar kamid ah woddooyionka magalaada Muqdisho, gaar ahaan Maka Almukaraba qeybo kamid ah, sida ay inoo sheegeen dadka shacabka ah. Maka Almukarama ayaa xiran inteeda badan,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Dil Ka Dhacay Gaalkacyo Warar dheeraad aha ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kadib markii halkaas lagu dilay wiil dhallinyaro ahaa oo kamid ahaa dhallinta magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ra’iisul Wasaare Rooble “Aan U Turno Dadkeenna Qaba Xanuunnada Dhimirka” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay bulshada Soomaliyeed in la garab istaago dadka nugul ee qaba xanuunka dhimirka. Sanad walba marka la gaaro 10-ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dr. Duniya Maxamed Oo Goobjoog Uga Warantay Kaalinta Bulshada rayidka, 30% Haweenka iyo Diyaarintooda Marwo Duniyo Maxamed Cali oo ah madaxa IIDA oo todobaadkan ka qeyb gashay barnaamijka OGAAL ayaa ka hadashay Shirkii Dhuusamareeb ee doorashada, 30% haweenka iyo arrimo kale. Mar ay ka jawaabeysay…