Guddiga Madaxabanaan Ee Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaangeliyey Xisbiyo Cusub Sheeko:Baarlamaanka Xaafiiska Diiwaan-geliyaha Xisbiyada Siyaasadda ee GMDQ ayaa shahaadooyin ku-meel-gaar ah guddoonsiiyey Lix (6) Xisbi oo cusub oo ka mid noqon doona xisbiyada sida ku-meel-gaarka ah u diiwaan-gashan. Munaasabada shahaadooyinka lagu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqalka Sare Ee Ethiopia oo Dalab Ka Dhan ah Maamulka Tigteega u Diray Dowladda Federaalka Aqalka Sare Baarlamaanka Ethiopia ayaa dowladda federaalka ka dalbaday in ay miisaaniyadda ka goyso golaha Maamulka ee dowlad goboleedka Tigreega. Guddoomiyaha Aqalka Sare Aadan Faarax ayaa sheegay in aan Madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe Warardheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qaarax khasaare badan dhaliyey oo ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka la galiyo ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xaliimo Yareey oo Ku Dhawaaqday in Guddiga Doorashooyinka uu Sii Shaqeynayo Guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee dooorashooyinka qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa sheegtay in guddiga uu sii jirayo uuna sii shaqeyn doono. Guddoomiyaha oo la hadashay warbaahinta ayaa xustay in guddiga …
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Go’aanka Maareeye Kadib, 10 Shuruud oo Hortagan in Laga Guuro Warbaahin Qaran oo Loo Guuro Mid Dadweyne Inkasta oo wasiirka warfaafinta ee DF Maxamed Cabdi Xayir Maareeya uu talaadadii daahfuray hirgelinta adeegga warbaahinta dadweynaha, isla markaana lagu dhawaaqay in warbaahintii qaranka la dhihi jiray hadda kadib adeegeedii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidamada Qalabka Sida Ee Mareykanka oo Is-karantiilay Taliska ugu sarreeya ciidamada qalabka sida ee Mareykanka ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay in ay si iskood ah isu karantiileen, kaddib markii sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dilal Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin Laga Helayo Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa koox burcad hubeysan oo habeenimadii xalay dad shacab ah ku dilay xaafad ka tirsan degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Dilka ayaa wuxuu si gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baaritaanno Amni oo Lagu Sameynayo Dhammaan Shaqaalaha Dowladda Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday baaritaanno in lagu samaynayo dhammaan shaqaalaha rayidka ah ee dowladda, sida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoobiyeyaal Lagu Weeraray Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa tiro Hoobiyeyaal ah oo habeenkii xalay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab ay ku wareerareen garoonka diyaarada Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaafiicda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Shirkii Maaliyadda Heer Federaal iyo Heer Gobol? Sii Hayaha wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta guddoomiyaya shirka wasiirada maaliyadda ee dowlada goboleedyada dalka iyo dowladda dhexe kaasi oo ku qabsoomay habka muqaalka…