Trump oo Isaga oo Weli Xanuunsan Ka Baxay Isbitaalka Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka baxay isbitaalka, isaga oo raacay gaariga SUV si uu salaan uga tago taageerayaashiisa oo ku sugnaa bannaanka Isbitaalka Walter Reed medical center. Dadka arrintaas ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Safarkii ugu Horreeyey Dalka Uga Baxay Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Kuwait isaga oo lagu wado inuu halkaasi u tago tacsida amiirkii Kuwair Sheekh Sabaax Al Axmed. Madax ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maqaayad La Baxday “Eeyaha Coffe” oo Laga Furay Sacuudiga Dalka Sacuudiga ayaa la sheegayaa in laga furay maqaayadda Eeyaha, taasi oo dadka leh Eeyaha ay coffee ka cabi karaa iyada oo ay la socdaan. Sacuudiga iyo dunida muslimka, Eeyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin UN-ka Loo Gudbiyey oo Ka Deyrisay Xaaladda Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Warbixin ay UNka u gudbisay khabiir dhanka xuquuqul insaanka ah ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay dib u gurasho ka sameysay dhanka xuquuqda aadanaha. Isha Dyfa oo ah khabiir la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul Wasaare Rooble: Beesha Caalamka Hana Taageerto si Aan u Qabanno Doorasho Daahfuran oo Xalaal Ah Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa beesha caalamka ka codsaday taageero si ay xukuumadiisa u qabato doorasho xor ah oo xalaal ah. Mudane Rooble oo arrinkaas ka hadlayey ayaa yiri“Waxaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Kheyre oo Lagu Eedeeyey Xadgudub iyo Dhaqan xumo Dowladeed Guddoomiyaha hey’adda maareynta musiibooyinka Cabdullahi Maxamed Jimcaale ayaa ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Kheye ku eedeeyey xadgudub, dhaqan xumo dowladeed isaga oo ra’isul wasaare Rooble ka dalbaday wax ka…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog Cusub: Caydiid oo soo Riday “Black Hawk” iyo Oakley “Gorgorka Baalashaan ka Rifeynaa” Maanta oo kale 27 sano ka hor, ciidamo ka socday dalka Mareykanka oo Muqdisho, caasimadda Soomaaliya u joogay hawlgalka “rajo soo celin”-ta iyo caawinta dadka iyo dalka dhibaateysan ayaa isku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Daahfurka INDSOM CHAMBER OF COMMERCE ee Iskaashiga Ganacsi ee Soomaaliya iyo India. Waxaa lagu daah furay magaalada Hyderabad ee dalka India, barnaamijak INDSOM CHAMBER OF COMMERCE oo noqon doono platform kii ugu horeeye ee ka shaqeyn doona isku xirka iyo iskaashiga ganacsi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Trump oo Isbitaal la Dhigay, 32 Maalin Ayaa Doorashada Ka dhiman! Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump oo 74 jir ah ayaa saacadihii tagay la dhigay isbitaal kadib markii isaga iyo xaaskiisa laga helay Covid 19. Xanuunka dilaaga ee uu ka cabanayo Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Trump iyo Xaaskiisa oo Laga Helay Covid 19 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in isaga iyo xaaskiisa Melania iyaga oo galay karantiil muddo ah “Aniga iyo haweeyneyda 1aad ee Mareykanka waxaa nagala helay Covid 19, waxaan bilaabeynaa karantiilkeenna iyo…