Maxkamadda Magaalada Boosaaso oo Dil Ku Xukuntay Rag Ku Eedeysan Kufsi iyo Dilka Gabar Yar Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Boosaaso, ayaa maanta oo Arbaco ah xukun dil ah ku ridday, laba nin oo lagu helay dilka gabar yar oo da’deeda lagu sheegay 14-sano jir,taas… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Cidda Ku Guuleysatay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle Xildhibaannada golaha wakiillada maamulka Hirshabeelle ayaa goordhow doortay guddoonka Baarlamaanka maamulkaasi, kadib doorasho galinkii dambe ka dhacday magaalada Jowhar ee caasimadda u ah. Xilka guddoomiyaha ayaa waxaa ku tartamay murashaxiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukun Lagu Riday Milkiilihii Shirkadda Astaan Tv Waxaa maanta Arbaco ah markale maxkamadda magaalada Hargeysa ee Somaliland la horkeenay milkii shirkadda warbaahinta Astan Tv Cabdi Manaan Yuusuf, kaas oo ciidamada Somaliland ay xireen 18-kii July 2020, xiligaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mareykanka: Gabadhii Soomaalida Waa Soo Laabatay, “Squad”-ka oo Dhan Ayaa Lasoo Noqday Ilhaan Cumar oo gabar asal ahaan Soomaali ah balse u tartameysay mar kale kursiga Congress-ka ee degmada 5-aad ee Minnesota ee dalkaasi Mareykanka ayaa dib loo doortay. Ilhaan oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Boosaso oo Soo Qabtay Rag Ku Eedeysan Kufsi iyo Dil oo Loo Geystay Gabar Yar Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku soo dhigay labo nin oo lagu eedeeyey in ay ka dambeeyeen fal kufsi iyo dil isugu jira oo loo geystay gabar yar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xidhibaannada Hishabeelle oo Galabta Dooranaya Guddoonkooda Xildhibaannada Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu wadaa in maanta gelinka dambe ay doortaan guddoonka Baarlamaanka, sida uu shaaciyey guddiga doorashada. Xildhibaannada ayaa shalay gelinkii dambe waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug oo Shirkado Caalami Ah Heshiis Kula Gashay Dhismaha Dekadda Hobyo Wasiirka dekedaha iyo Kalluumyesiga Galmudug Cabdinaasir Nuur Shuuriye ayaa talaadadii sheegay in wasaaradiisa ay heshiis caalami ah la gashay shirkadda Oriental Company oo ay ku mideysan yihiin seddex shirkadood oo…