Isbedel Lagu Sameeyey Maamulka Shabeellada Hoose Sheeko:Amniga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isago oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolkaas… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha shacabka oo Ansixiyey Gudiyada La Dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Adeegga Garsoorka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta u ansixiyey si aqlabiyad ah xubnaha Guddiyada La Dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Adeegga Garsoorka. Sida wararku sheegayaan, codeynta kadib wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Isbedel Lagu Sameeyey Maamulka Degmada Yaaqshiid Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa isbedel lagu sameeyay maamulka degmada Yaaqshiid. Guddoomiye Cumar Filish ayaa umagacaabay guddoomiyaha cusub…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddomiye Warsame “Galmudug Waxaan U Rajaynayaa Guul” Guddoomiyihii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame ayaa lix sano ka dib ka tagay xafiiska,isagoo maamulka badalaya u rajeeyay in ay la yimadaan wax qabad u horomar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye oo Walaac Ka Muujiyey Ayax Ku Degay Degmada iyo Nawaaxigeeda Guddoomiyaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose Aweys C/llaahi Cumar Aweys Buulaloow, oo ka hadlay Ayax ku habsaday goboka, kaas oo hadda soo gaaray qeybo ka mid ah degmada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Wasiirkii Arrimaha Dibadda Syria oo Geeriyooday Waxaa maanta oo Isniin ah gudaha magaalada Dimishiq ee dalka Siiriya ku geeriyooday wasiirkii arrimaha dibadda iyo Qurbajoogta Waliid Al-Mucallim, ahaana Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaasi Wakaaladda Wararka Syria ee “SANA”…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Dowladda Qaatar iyo Qaramada Midoobay oo Kawada Hadalay Soomaaliya Ergayga Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya James Swan oo ku sugan wadanka Qatar ayaa halkaas waxaa uu kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dowaldda Qatar. Wasiirka arrimaha dibadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeelanayaan xaruntoooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Golaha ayaa kulankooda maanta waxaa looga hadli doonaa ajandayaasha kala…