Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Soomaaliya Sheeko:Amniga Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay u diyaar garowga doorashooyinka 2021/2025, amniga iyo laba kaclaynta caabuqa Karoona.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Natiijada Doorashadii Hirshabelle iyo Hirgelinta Geedi-socodka Doorashada Qaran Saaxiibbada beesha caalamka ee Soomaaliya (eeg liistada hoose) waxay si dhow ula socdeen dhisiddii golaha baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, doorashadii madaxweynaha ee dhowaan ka dhacday Dowlad Goboleedka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Ku Xgeenka Hirshabelle Oo Gaaray Beledweyne Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka hirshabelle (Yusuf Axmad Hagar dabageed) ayaa maanta si weyn logu so dhaweyay magalada baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan . so dhawynta waxaa ka soo qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Duqa Degmada Gaalkacyo OoLa Kulmay Guddiga Dhismaha Garoonka Cabdullaahi Ciise Duqa degmada Gaalkacyo ayaa la kulmay Guddiga gacanta ku haaya dhismaha Garoonka kubbadda Cagta Cabdulaahi Ciise,kulankan waxaa uu ahaa mid guddiga ay ugu warbixinayeen Gudoomiyaha degmada iyo ku xigeenkiisa shaqada…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Howlgeliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo howl-geliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Khilaafaadka ayaa la wadaagay muhiimadda ay leedahay masuuliyaddan taariikhiga ah ee ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Galmudug oo Soo Gaaray Muqdisho Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo siweyn loogu soo dhoweeyey caasimadda. Waxaa soo dhweyntiisa ka qeyb qaatay mas’uuliyiin iyo xidhibaanno uuka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Xaashi oo Soo Saaray Habraaca Doorashada Xildhibaannada Waqooyi Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa soo saaray habraaca doorashada xildhibaannada labada gole ee gobollada waqooyi. halkaan ka akhriso
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Xamse Saciid “Tartanka Gobolada Waa Kan Ugu Xiisaha Badan Soomaaliya” Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse oo ka hadlayay muhiimada ay lee yihiin ciyaaraha Gobolada ayaa sheegay in sanadkan maamulkiisa uu wax badan ku soo kordhin doono,kan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Ciidamo ka tirasan dowaladda federaalka ayaa waxaa qarax lagula eegtay subaxnimadii saaka deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeellada hoose, waxaana lasoo sheegayaa khasaare inuu jiro Qaraxa oo ahaa miinada dhulka laga…