Guddoomiye Mursal iyo Ku-xigeenkiisa Koowaad oo Caawa Ku Biiray Shirka Musharraxiinta Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka fedraalka Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan iyo ku-xigeenkiisa 1aad Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa caawa ku biiray shirka midawga musharrixiinta ee looga tashanayo sidii dalka ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Nolosha Soomaalida Wadanka Angola Soomaalida ku nool Dalka Angola oo tira ahaan lagu qiyaaso Afar Kun ilaa Afar Kun iyo Shan Boqol oo Qof, oo qaarkood nalasoo xiriiray ayaa ka waramay noloshooda guud, iyagoo…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Som United Oo Shaacisay Saxiixa Macallin Haatun Daahir Kooxda Kubbadda cagta Som United ee ka dhisan Wadanka Sweden ayaa shaacisay in ay la soo wareegtay Macallin Haatin Cabdiqaadir Daahir oo ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee aqoonta wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soo Xirista Shirka Mushrraxiinta oo Dib U Dhacay iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Ku Biiray Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ku biiray shirka wadatashiga Musharaxiinta oo maalintii seddexaad ka socda magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana la sugayaa xubno kale oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog: Dhimasho iyo Khasaare Kale oo Ka Dhashay Dufaan Ka Kacday Puntland Warar ayaa laga helayaa roobab dabeylo wata oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ayey gobolka Bari ee dowlad goboleedka, Puntland, waxaana lasoo warinayaa inuu jiro khasaare kala duwan oo roobabkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Musharraxiinta oo Galay Maalintii Seddexaad iyo War-murtiyeed Laga Sugayo Shirka wadatashiga musharaxiinta madaxweynaha dalka ayaa galay maalintii seddexaad, kaas oo muqdisho ka socday labadii maalin ee la soo dhaafay, waxaana inta badan looga hadlayey doorashooyinka heer federaal ee soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Hirshabeelle oo Kulan La Qaatay James Swan Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan qadka Internet-ka waxaa uu kula qaatay u qaabilsanaha xogyaha guud ee Qaramada Midoobe arrimaha Soomaaliya Ambassador James Swan. Kulan oo ayaa…