Cabdi Guuleed Maxamed “Doorashada Dalka waa in ay ku dhacdaa si daahfuran” Sheeko:Dalka Wasiir hore , ahaana Wasiirka Gadiidka Cirka iyo dhulka isla markaana ahaa ku simaha iyo sii haya Ra’iisulwasaaraha Dowladdii KMG ee Carte Mudane Cabdi Guuleed Maxamed ayaa sheegay in loo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Crisis Group: 40,000 oo Tigrey Ah Ayaa Qaxay, Dil Waa Socdaa, Abiy-na Wada Hadal Ma Ogola Sida ay qortay hey’adda Crisis Group, dhibaato banii’aadnimo oo aad u xun ayaa ka jirta Mekelle, caasimadda gobolka Tigreyga. Dhibaatada ayaa ka dhalatay isku dhaca labo ciidan oo muddo is…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Shariif oo Baydhabo Kula Kulmay Odeyaasha Dhaqanka Guddoomiyaha midowga musharrixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo todobaadkan booqasho ku jooga magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur Galbeed ayaa kulan la yeeshay odeyaasha dhaqanka. Mudane Shariif oo sidoo kale fadhiga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Qaraxii 2-aad oo Dhacay 12 Saac Gudaheed, Akhriso Khasaaraha Caasimadda Muqdisho waxaa 12-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay labo qarax xilli dalka uu ku jiro xaalad doorasho. Saaka, qarax ka dhacay Xamarweyne, waxay wararku sheegayaan iney ku dhaawacmeen…