Madoobe: Aan Idiin Weydiiyee Jubbaland Doorashada, Ma waxaa ay ku Qabanaysaa Hal Meel? Sheeko:Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbalanad Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta qadka Zoomka kaga qeyb galayey shirka iskaashiga Soomaalida, oo ay ka qeyb galayeen madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo beesha… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiga Lagu Muransanyahay ee Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo Guddoomiye Doortay Waxaa goordhow guddoomiye doortay guddiga lagu muransanyahay ee qaabilsan xalinta khilaafaadka doorashada dadban ee lagu wado iney dhacdo 2020/2021. Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in waxyar kahor doorasho…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble: Waxaan Isugu Yeeri-doonnaa Kulan Dhexmara Dowladda Federaalka Ah iyo Dowlad Goboleedyada Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble oo maanta ka hadlay ayaa sheegay in todobaadka soo aadan uu safar ku tagi doonno maamullada Puntland iyo Galmudug si uu hawlo halkaas ugu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Madaxweyne Deni “Waxaan Idinka Sugaynaa Koobka Maamul Goboleedyada Iyon Gobolka Banaadir” Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhiirigelin ugu tegay Kooxda Kubbadda Cagta Puntland oo diyaar garowaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo dhawaan ka furmaya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Madasha iskaashiga caalamka ee Soomaaliya oo Muqdisho Ka Furantay Waxaa goordhow ka furmay Muqdisho shirka madasha iskaashiga caalamka ee Soomaaliya(Somalia Partnership Forum), iyada oo madaxda qaar uga qeyb galayaan ZOOM. Shirka ayaa looga hadlayaa nabadda, doorashada, dastuurka, amniga, arrimaha bulshada,…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Ajendaha iyo Madaxda Ka Hadleysa Shirka Maanta Ee Madasha Iskaashiga ee Soomaaliya Waxaa maanta lagu wadaa in caasimadda Muqdisho lagu qabto shirka madasha iskaashiga caalamka ee Soomaaliya(Somalia Partnership Forum), iyada oo u dhacayo qaabka Zoomka. Shirka ayaa looga hadlayaa nabadda, doorashada, dastuurka,…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Kooxaha Jihaadiga Ah oo Dad Badan Ku Dilay Qeybo Ka Mid Ah Afrika Xilli Trump uu Ka Qaadanayo Ciidamadiisa Soomaaliya Kadib amarka madaxweyne Trump uu ku sheegay inuu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya ayaa waxaa ay keentay walaac laga qabo xoogeysiga kooxaha islaamiyiinta ah ee kasoo horjeeda dowladda federaalka ah. Wararka…