Maxkamadda Sare Ee Puntland oo Muddeysay Dheysiga Kiiska Xildhibaannadii Xilka Laga Qaaday Sheeko:Baarlamaanka Maxkamadda sare dowlad goboleedka Puntland ayaa sheecisay waqtioga loo fariisnayo dhageysiga dacwad la xiriirta xilidhibaanno ka tirsan golaha wakiillada maamulkaas oo dhowaan xilka laga qaaday. Maxakamadda ayaa sheegtay in 10… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Afrika oo Shaaciyey Waqtiga AMISOM Laga Saarayo Soomaaliya Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira, oo shalay khudbad ka jeediyey madashada wadatashiga dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo Beesha caalamka ayaa shaaciyey waqtiga sida rasmiga ah AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Saciid Qorsheel “FIFA Iyo CAF Waa In Ay Ogalaadaan In Soomaaliya Ay Ku Ciyaarto Magaalada Muqdisho” Ciyaaryahankii Hore Xulka Qaranka Soomaaliya Iyo Kooxda Jeenyo,sidoo kalane soo noqday Wasiirka Duulista Hawada ayaa Goobjoog u sheegay in ay qasab tahay in Xiriirada FIFA iyo CAF ay Xulka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Dalalka uu Mareykanku Geyn Doonno Ciidamada uu Ka Saarayo Soomaaliya Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa waxaa uu bishan sheegay in uu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya horraanta sanadka soo socda. Laakin warar ayaa sheegaya in ciidamadaas aan dib loogu celin doonin Mareykanka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Amnesty International: Haddii uu Baxayo iyo Haddii Kalaba, Mareykanka Meel Haku Sheego Rayidkii uu Dilay Xilli ay Mareykanku sheegayaan iney ciidamadooda kala baxayaan Soomaaliya ayaa hey’adda Amnesty International waxaa ay leedahay waa in meel ku sheegayaan dadkii maatida ahaa ay ciidamdoodu dileen. Hey’adda oo ka…