Xafiiska Hanti-dhowrka Guud Qaranka: Maamul-ka $113,422,508 Looma Marin Waddo Sharci Ah 2019 Sheeko:Amniga Sida ku qoran warbixinta xafiiska hanti dhowrka qaranka waxaa jira 17 hey’ad oo dowladda federaalka ah ka tirsan oo ay ku jiraan xafiiska madaxweynaha, xoogga dalka, NISA, maxkamadaha, xeer ilaaliyaha… 5 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Galmudug Oo Lagu Wareejiyay Qalab Isboorti Guddoomiyaha Ururka Galmudug ee Wadanka Finland Cabdullahi Cadeed Rooble ayaa qalab isboortis oo dhameystiran ku wareejiyay kooxda kubbadda Cagta Galmudug ee ka qeyb galaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.…