Madaxweyne Axmed Madoobe”Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Waxaan Karajeynaa Inay Xal U Noqdaan Buuqa Siyaasadeed” Sheeko:Cayaaraha Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay Kooxda kubbadfa cagta Jubaland ee ka qaybgalaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,kaas oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxd Kubbadda Cagta Elman Iyo Gacal Polyclinic Oo Kala Saxiixday Heshiis Dhanka Caafimaadka Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa heshiis iskaashi oo dhinaca caafimaadka la gashay Gacal Polyclinic Center oo ka mid ah xarumaha caafimaadka ee Magaalada Muqdisho,waxaan heshiiska labada dhinac uu socon doonaa…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xildhibaan Cali Afgooye Oo Balan Qaaday Sare U Sameeyay Ciyaartooyda Iyo Macalimiinta Koonfur Galbeed Kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo si wanaagsan ugu diyaar garowday tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa waxaa booqasho iyo dhiirigelin ugu tagay Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye)…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Horay Dibadbaxyada Uga Aaminsanaa Iney Yihiin “Halgan iyo Kacdoon” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo saaka mar labaad ka hor istaagay mucaaradka iney dibadbaxaan, isla markaana ay ciidamada amniga kala ceyriyeen dadkii bannaanbaxayey waxaa uu horay inta aanu madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Jidadka Waaweyn Ee Muqdisho oo Xiran iyo Xaafado Qaar oo Marriinka Loo Diiday Waxaa saaka xiran jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho xilli laga cabsi qabo dibadbaxyo ay qabtaan mucaaradka. Ciidamada booliiska ayaa meel walba daadsan, waxaana la diiday isu socodka gaadiidka iyo xataa…